Day: April 3, 2018
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{02-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{03-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

Gudoomiye Jawaari oo dhaliilay Madaxweynaha iyo xukumadda shacabka baaq u diray

Muqdisho-KNN-Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in Madaxweynaha.

Read More
Uncategorized

Diyaarad hub wada oo ku soo dagtay inta u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenay

Muqdisho-KNN-Warbaahinta gudaha ee dalka Kenya ayaa maanta baahisay in diyaarad nooca qaada hubka oo laga leeyahay dalka Mareykanka ay ku soo dag tay.

Read More
Uncategorized

Gabar kufsi iyo dil la isugu daray Muqdisho

Muqdisho-KNN-Gabar dhalinyaro ah aya maanta lagu kufsaday Degmadda Shibis ee Magaaladda Muqdisho, kadibna waa la dilay, sida Dadka deegaanku ay Idaacadda kulmiye u.

Read More
Uncategorized

Kaluumeeysatadda Mudug oo ka walaacsan Maraakiib shisheeye oo xaalufin ku haaya badda Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Kaluumeeysatadda gobolka Mudug ayaa ka Cabanaya Maraakiib shisheeye oo ay sheegeen in ay Xaalufinayaan badda Soomaaliya islamarkaana ay ka hortaagan yihiin in ay.

Read More
Uncategorized

Maxkamada ciidamada qalab sida ee Puntland oo xukun dil ah ku riday Askari la goystay Gaari tikniko ah

Muqdisho-KNN-Maanta ayaa Maxkamada dambiyada culus ee Puntland waxay xukun dil ah ku ridey eedeysane Maxamed Maxamuud Guure, kaasoo 21 March 2018 la baxsadey.

Read More
Sports

Wax walbo oo aad uga baahantay kulaamada caawa Champions league.

Muqdisho-KNN-Laba kulan oo xiiso badan ayaa caawa laga ciyaari doonaa horyalka qaarada Europe ee UEFA Champion Leagua kaas oo waregiisa 8deeda caawa la.

Read More
Uncategorized

Maamulka deegaanka Lamu ee Kenya oo soo jeediyay in Al-shabaab dagaal looga saaro keynta Booni

Muqdisho-KNN-Siyaasiyiinta Kenya ee kasoo jeeda Lamu ayaa dowladooda waxay ka doonayaan in ay xoojiso dagaaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda kaynta.

Read More
Uncategorized

Koofur-galbeed oo fashiliyay Miino Al-shabaab ay ku aaseyn Daynuunay

Baydhabo-KNN-Wararka ka imaanaya  Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya  In Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan gobolkaasi.

Read More