Day: April 11, 2018
Uncategorized

DHAGEYSO:-Waayihii Jawaari iyo Wareerkii mooshinka.

Muqdisho-KNN-Warbixintaan waxaan ku eegaynaa waayihii siyaasadeed ee Guddoomiyihii Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari iyo Jawareerkii ka dhashay mooshinkii soo taagnaa maalmihii.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (11-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] Farsamadii:-Iqra.

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo u jawaabtay Imaaraadka Carabta.

Muqdisho-KNN-Dowladda Soomaaliya ayaa si kulula uga  jawaabtay cambaarayn uga timid wadanka Imaaraadka Carabta taasoo la xiriritay lacagtii ciidamada amnigu ay ku qabteen garoonka.

Read More
Uncategorized

Roob lagu diirsaday oo xalay Muqdisho ku hooray.

Muqdisho-KNN-Saacadihii la soo dhaafay ayaa magaalada Muqdisho waxaa ka hooray roob lagu diirsaday kadib kuleel badan oo magaalada ka jiray. Roobka oo xooganaa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (11-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

Baxreyn”Dowlada Soomaaliya waa ka abaal dhacday Imaaraadka Carabta”

Muqdisho-KNN-Sheikh Khalid Binu Ahmed Al-Khaliif Wasiirka Arimaha dibadda Dalka Baxreyn ayaa ku eedeyey Dowladda Somaaliya mid ka abaal dhacday wanaagii iyo waxtarkii Dawlada.

Read More
Uncategorized

Dowladda”Imaaraadka waan kala wareegeynaa Ciidankayna”

Muqdisho-KNN-Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Imaaraadka tababarka ay siiyaan ay yihiin kuwa ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliya.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (11-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Dagaal Beeleed ka dhacay Hiiraan.

Beladweyne-KNN-Dagaal u dhaxeeya labo maleeahiyo Beeleed ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay gobalka Hiiraan waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac sida ay.

Read More
Uncategorized

Muudeey oo la sheegay inuu baajiyay kulanka Baarlamaanka.

Muqdisho-KNN-Kulanka Xildhibaanada Golaha ee Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu waday inuu maanta qabsoomo ayaa baaqday kadib markii la sheegay inuu fariin baajin ah udiray.

Read More