Day: April 13, 2018
Uncategorized

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday

Beladweyn-KNN-Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa laga qaaday xilkii gudoomiyihii gobolka kadib wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi.

Read More
News in English

Somalia: US condemns bomb blast killed soccer fans at Barawe district

Mogadishu-KNN-The US mission in Somalia condemned a bomb blast which killed at least five fans watching soccer game in port town of Barawe..

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo dalka Sacuudiga ugu qeyb galaya shirka 29aad ee Jaamacada Carabta

Muqdisho-KNN-Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka duulaya Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo isagoona ku sii jeeda dalka.

Read More
Uncategorized

Wasaarada Waxbarashada oo sheegtay tirada ardayda sanadkaan u fadhiisaneysa imtixaanka dowlada

Muqdisho-KNN-Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumadda fedraalka Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo shir jaraa`id ku qabtay magaalada Muqdisho oo ka hadlay arimo la xariira imtixaanka.

Read More
Uncategorized

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dil xalay loo geystay mas`uul ka tirsan maamulka Puntland

Muqdisho-KNN-Wararka laga helayo Waqooyiga  magaalada  Gaalkacyo gobalka Mudug ayaa sheegaya in Xalay gudaha Magaaladaasi lagu dilay Xisaabiyihii Dowladda Hoose ee Gaalkacyo Axmed Deeq.

Read More
Uncategorized

Dowlada Uganda oo canshuureysa dadka isticmaala baraha bulshada

Muqdisho-KNN-Dowlada Uganda ayaa qorsheyneysa inay canshuur maalinle ah ku soo rogto dadka isticmaala baraha bulshada marka la gaaro bisha July ee soo socota,.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (13-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

Al-shabaab claims responsibility of bomb blast at Somali soccer stadium

Mogadishu-KNN-A bomb exploded at a packed football stadium in southern Somalia and killed five spectators while wounding several others, police said Thursday evening..

Read More
News in English

Michael Keating meets with Somali refugee in Dadaab, Kenya

Mogadishu-KNN-Meeting residents of the world’s largest camp for Somali refugees, located in north-eastern Kenya, the top United Nations official for Somalia today expressed.

Read More
Uncategorized

Dallada Bulshada Rayidka ah ee SOSCENSA oo bogaadin iyo talo u soo jeedisay baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Dallada Bulshada Rayidka ah ee SOSCENSA oo ay ku mideysan yihiin inta badan Ururada Bulshada rayidka ah ayaa bogaadisay dadaalada lagu xaliyay muranka.

Read More