Day: April 23, 2018
Sports

Ivan Rakitic: Go’aanka Andres Iniesta waa in la ixtiraamo”.

Muqdisho-KNN-Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic ayaa qirtay inuu ku farxi lahaa Andres Iniesta inuu sii joogo kooxda, lakiin waxa uu sheegay.

Read More
Sports

Eden Hazard: ‘Chelsea waxay dooneysaa afarta sare Premier League iyo ku guulaysiga FA Cup”.

Muqdisho-KNN-Eden Hazard ayaa carabka ku adkeeyay in Chelsea ay dooneyso inay xilli ciyaareedka ku dhameysato afarta kooxood ee ugu sareysa Premier League kuna.

Read More
Sports

Paul Pogba: “Wax dhibaato ah kuma qabo Jose Mourinho”.

Muqdisho-KNN-Paul Pogba ayaa ku celiyay markale inuusan wax dhib ah ku qabin tababare Jose Mourinho, islamarkaana uusan dooneynin inuu ka tago Manchester United..

Read More
Uncategorized

Wasiirka Cadaalada oo maanta hor tagaya Golaha Aqalka sare

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaarada Cadaalada xukumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta hor tagaya Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirka ayaa Golaha Aqalka.

Read More
Sports

Maxamed Salax oo ku guuleystay abaalmarinta PFA-da ayaa yir”Ingiriiska waxaan ku soo laabtay anoo nin nimo iyo xirfad ii korortay”

Muqdisho-KNN-Maxamed Salax ayaa ku guulaystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan xilli ciyaareedka 2017-18ka ee uu bixiyo ururka ay ku midaysan yihiin xirfadleyaasha kubbadda cagta.

Read More
Uncategorized

Isdiiwaangelinta musharaxiinta u tartamaya Guddoonka Golaha Shacabka oo maanta bilaabaneysa

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta bilaabanaya isdiiwaangelinta musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya sida ay shalay shaaciyeen guddiga qaban qaabada doorashada.

Read More
Uncategorized

Duqa Muqdisho”Bulsha Gobolka waa inay soo doortaan goleyaasha degmooyinka”

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan gaar ah la qaatay Agaasime Gobolleedka Machadka Dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka Afrika.

Read More
News in English

Somalia Finance Minister Says Country Passes Trust Factor.

Somalia’s finance minister said the country is winning in its effort to get the trust of international financial institutions and could receive debt.

Read More