Day: April 23, 2018
Sports

Ernesto Valverde oo ka fikiraya inuu ka tago kooxda Barcelona

Muqdisho-KNN-Ernesto Valverde ayaa lagu soo waramayaa inuu bilowday inuu ka fekero booskiisa Barcelona, ​​inkastoo kooxda ay ku jirto inay dhameystirto kylamo ka dhiman.

Read More
Sports

 Ronaldinho: “Paul Pogba wuu ku guuleysan karaa Ballon d’Or  hadii uu sii joogo Manchester United”

Muqdisho-KNN-Halyeeyga reer Brazil Ronaldinho ayaa sheegay in Paul Pogba uu awood u leeyahay inuu ku guuleysto Ballon d’Or hadii uu Sii joogo ​​Manchester.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Waa sidee xiriirka ka dhaxeeya Baarlamaanka Soomaaliya iyo dadka ay matalaan?

Muqdisho-KNN-Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ka hadlaya xiriirka ka dhaxeeya xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo dadka ay ku matalaan dowlada.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Cadaalada oo Golaha Aqalka sare ka hor akhriyay Hindise sharciyeedka la dagaallanka Masuq-maasuqa

Muqdisho-KNN-Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa maanta yeeshay kalafadhigii 3-aad kullankiisa 7-aad waxaana akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka la dagaallanka Masuq-maasuqa ka dhageysteen.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{23-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-: Ciidamada Dowladda oo ka hortagay Ciidamo kale oo isku dayay in ay Jabsadaan Bakhaar hub ku jiray ee Xerada Imaaraadka.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa ka hor tagay Ciidamo kale oo ka tirsan Milatariga soomaaliya oo isku dayay in ay jabsadaan Bakhaar hub uu.

Read More
Sports

Florentino Perez: “Keylor Navas wuu sii joogi doona Real Madrid”.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in goolhaye Keylor Navas laga yaabo in lagu iibiyo xagaaga suuqa kala.

Read More
Sports

Liverpool ayaa qarka u saaran inay lasoo saxiixato xiddiga khadka dhexe ee kooxda RB Leipzig Naby Keita.

Muqdisho-KNN-Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gaartay  goor sii horaysay ciyaaryahanka RB Leipzig, Naby Keita kaas oo qandaraaska uu kula joogo.

Read More
Uncategorized

Dowlada Yugaandha”Ciidamadeenu kama sii mid ahaan karaan howlgalka AMISOM ee Soomaalia”

Muqdisho-KNN-Taliyaha ciidamada Uganda Gen David Muhoozi ayaa sheegay in ciidamada ka jooga Soomaaliya ay xilligaan ku adag tahay inay la dagaalamaan Xarakadda Al-Shabab.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(23-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More