Month: May 2018
Uncategorized

SAWIRO:-Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare oo la dhaariyay iyo Madaxweynaha oo Goob joog ahaa.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo ka dhacday Madaxtooyada.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (29=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim  Cabdullahi  iyo .

Read More
Uncategorized

Akhriso:-Galmudug oo ka hadashay Baaq la sheegay inuu ka soo baxay Xildhibaanada BFS ee laga soo doortay Galmudug.

Dhuusamareeb-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Galmudug ayaa looga hadlay Qoraal ay soo saareen Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka.

Read More
News in English

Somaliland authorities arrest demonstrators, journalists covering protest

Mogadishu-KNN-Police in Somalia’s breakaway Somaliland region arrested more than 40 protesters and two journalists at a demonstration in a town whose ownership is.

Read More
News in English

Getting medicine to flood victims in Somalia, no matter what

Mogadishu-KNN-Recent flash and river flooding in Somalia has affected an estimated 772 000 people and displaced nearly 230 000 people from their homes..

Read More
Uncategorized

Dowlada Sirilanka oo sheegtay in muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliland la musaafurinaayo

Muqdisho-KNN-War ka soo baxay Wasaarada arimaha dibada ee dalka Sirilanka ayaa lagu sheegeen in muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliland laga masaafurinaayo deegaanada Soomaaliland. Wasaarada.

Read More
Uncategorized

Nin hubaysan oo toogasho ka geystay dalka Belgium

Muqdisho-KNN-Nin hubaysan ayaa dalka Belgium ku toogtay laba nin oo booliis ah, waxaana toogashada ay ka dhacday magaalada Liege ee ku taalla bariga.

Read More
Uncategorized

Kenya oo xirtay rag ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin Al-shabaab

Muqdisho-KNN-Booliiska dalka Kenya ayaa xiray sadax nin oo ay ku tuhunsanyihiin in ay ka tirsanyihiin kooxda Al-shabaab, waxaana booliisku sheegay in Ragaas lasoo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(29-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (29-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:-  Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More