Month: May 2018
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (30=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo Cabdiwahaab.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (30-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru kenyaata oo maanta ku kulmaya magaalada Nairobi

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoona gaaray magaalada Nairobi ee Caasimada dalka.

Read More
Uncategorized

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo maxkamad ku taala Mareykanka ku eedeeysay in ay lunsadeen lacag samafal loogu tala galay

Muqdisho-KNN-Labo Nin oo Soomaali ah ayaa lagu eedeeyay Dambi ah in ay samafal qiyaameen, sida ay warisay warbaahinta Mareeykanka. Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(30-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (30-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:-  Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (30-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Uncategorized

Maxkamadda C.Q.S oo xukun dil ah ku riday Ragii weeraray Hotel Naasa-Hablood Laba.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun dil ah ku riday 3 nin oo la sheegay iney ka tirsanaayeen Kooxdii weerarka.

Read More
Uncategorized

Tahriibiyaal Soomaali ah oo laga soo celiyay Liibiya oo Muqdisho la keenay.

Muqdisho-KNN-Saakay Aroortii hore ayaa Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Muqdisho waxaa soo caga dhigatay 154 qof oo Tahriibayaal Soomaali ah oo ku sugnaa wadanka.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Waare oo ku wajahan Dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta.

Abuu-Dubai-KNN-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaari magaalada Abu-Dubai ee Dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta kadib markii.

Read More