Month: July 2018
Somali News

Al-shabaab oo madaafiic ku garaacay Diyaarad Ciidamada dowlada u siday sahay Ciidan

Baraawe-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay madaafiic ku garaaceen Diyaarad nuuca qumaatiga u kaca.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (30-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Somali News

Maxkamadda G.Banaadir oo amartay in la soo xiro Saraakiil ka dambeysay Xarig loo geystay Agaasime ka tirsan dowlada

Muqdisho-KNN-Muuse Maxamed Guddoomiyaha Maxkamadda G/Banadir ayaa maanta  dhagaystay dacwada Agaasimaha  Wasaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukumadda Soomaaliya Daahir Nuur oo habeeno ka.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo xalay weeraro ka fuliyay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa xalay weeraray Xarunta African Village ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, Xaruntaas oo ay ku suganyihiin Saraakiil.

Read More
Somali News

Doorashada Zimbabwe oo Saaka loo dareeray.

Muqdisho-KNN-Doorasho uu ku iman doono Madaxweeynaha Cusub ee Zimbabwe ayaa Saaka waxaa si nabad ah Guud ahaan looga dareeray Dalka Zimbabwe ee Koofurta.

Read More
Somali News

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Eritrea oo la kulmay Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho-KNN-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Eriteriya, sidoo kale waxa uu kormeeray mashaariic.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (30-07-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo xalay weeraro ka fuliyay Afgooye

Afgooye-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar dagaalamayaasha Al-shabaab xalay ku qaadeen fadhiisimo Ciidamada dowlada ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah.

Read More
Somali News

Wasiir ka tirsanay maamulka Hirshabeelle oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ee maamulka Hirshabelle A.U.N Siciid Xaashi Tooxow ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho kadib markii maalmihii.

Read More