Day: August 2, 2018
Somali News

Rag Ka tirsanaa Daacish oo Maanta la xukumay

Maanta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Darajadeeda koowaad ayaa waxa ay xukun ku riday rag ka tirsanaa Kooxda Daacish Qeybteeda Soomaaliya. Gal dacwadeedka ragan.

Read More
Somali News

Madaxii qaraxyada iyo dagaalamayaal Shabaab ah oo Afgooye lagu qabtay

Afgooye-KNN-Dagaalamayaal Iyo Saraakiil katirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in  lagu soo qabtay Howgal Ciidamada Xooga Soomaaliya ay ka sameeyen Deeganno hoos taga degmada.

Read More
Somali News

Madaxweeynaha Galmudug oo la kumlay Safiirka Mareeykanka ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN:-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf  ayaa Kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Safriirka Dowlada Mareykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire Martin Deal. Madaxweyne.

Read More
Somali News

Nin Ganacsade ahaa oo xalay lagu dilay Gaalkacyo.

Galkacyo-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu dilay ganacsade caan ka ahaa magaaladaas, kaasi oo lagu.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (02-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi :- Farsamadii:–Shaafici Yuusuf Daahir.

Read More
Somali News

Jubaland oo soo bandhigtay rag Al-Shabaab kasoo goostay

Afmadoow-KNN-Ciidamada maamulka Jubaland gaar ahaan Nnabad sugidda Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay soo bandhigeen labo nin oo dhalinayaro ah oo.

Read More
Somali News

Degmada Buuhoodle oo Xaalad deg deg ah lagu soo rogay

Buuhoodle-KNN:-Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa Saaka laga dareemayaa Xaalad deganaan ah kadib Qarax Ismiidaanmin ah oo xalay ka dhacay Magaaladaasi. Wararka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (02-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

M/hore ee Soomaaliya oo ka hadlay Cabasho kasoo yeertay Dowladda Jabuuti

Muqdisho-KMadaxweeynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war uu kusoo qoray Barta uu ku leeyahay Mareegta Facebook waxa uu kaga hadlay.

Read More
Somali News

Shirka Golaha Wasiirada oo Maanta ka dhacaya Garoowe

Garoow-KNN:-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Maalinimadii Shalay aheed gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa waxaa la filayaa Maanta halkaasi in.

Read More