Day: August 7, 2018
Somali News

DEG DEG:-Rasaas xoogan oo laga maqlayo gudaha Jigjiga

Jigjiga-KNN-Rasaas xoogan oo dhinacyo badan ka dhaceysa ayaa goordhaw waxa ay ka bilaabatay Magaalada Jigjiga ee Xarunta Kilinka Shanaad. Wararka ayaa intaa waxa.

Read More
Somali News

Maamulka Bardheere oo shaqa joojin lagu sameeyay

Baardheere-KNN-Maamulka Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa shaqo joojin ku sameeyay Maamulka sare ee Jubaland, masuuliyiinta maamulka magaaladan waxaa looga yeeray Kismaayo..

Read More
Somali News

Gudiga Shaqalaaha rayidka oo ka hadlay xilka qaadis dhawaan uu sameeyay W/Arimaha dibadda

Muqdisho-KNN-Kadib Xil ka qaadistii dhawaan wasiirka arimaha dibadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad uu ku sameeyay Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Ciidanka xoogga oo hoowgallo ka bilaabay Sheebelaha dhexe

Muqdish-KNN-Ciidamada Milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo kuwo Mareeykan ah oo iskaashanaya ayaa weerar waxa ay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi:- Farsamadii:–Shaafici Yuusuf Daahir.

Read More
Somali News

Shabaab oo dad ku xir xiray xarardheere

Xarardheere-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay dadka deegaanka ku amreen in caruurtooda ay.

Read More
Somali News

Maxaan ka naqaanaa Madaxweynaha Cusub ee Kilinka Shanaad

Jighjiga-KNN-Axmed Cabdi Maxamed waa 32jir waxa uuna ku dhashay sanadkii 1986-dii degmada Garbo ee Gobolka Fiiq ee Dowlad deegaanka Soomaalida. Axmed waxa uu.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (07-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dhageeyso:-ONL oo ka hadashay isbadalka Kilinka Shanaad

Muqdisho-KNN-Iyada oo galinkii danbe ee shalay uu iscasilay madaxweynihii Dowlad deegaanka Soomaalida mudane Cabdi Maxamed Cumar loona magacaabay madaxweynaha Cusub Axmed Cabdi Maxamed,oo.

Read More
News in English

Ethiopian Somali Region President Resigns

Mogadishu-KNN- The President of the Somali Regional State of Ethiopia, Abdi Mohammed Omar, has resigned from his post as President, regional information minister..

Read More