Day: August 7, 2018
Somali News

Jabuuti oo dadkeeda kasoo saareeysa Kilinka Shanaad

Diri-dhabe-KNN-Muwaadiniinta udhashay dalka Jabuuti oo dhibaato kala kulmay Oromada ayaa maanta dowladoodu waxa ay billowday in ay kasoo saarto Magaalada Diri-dhabe ee Kilinka.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (07-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Somali News

Dhageeyso:-Israsaaseyn ka dhacday duleedka Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Israsaaseyn udhaxeeysay Maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Hoos.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (07-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:- Farsamadii:-Shafici Yusuf Dahir.

Read More
Sports

Keita Balde ayaa suurtogal ah inuu ku laabto Serie A

Muqdisho-KNN-Sky Sport ayaa kusoo waramaysa in ciyaaryahan Keita Balde kusoo laban karo horyaalka Italian Serie A isagoo bartilmaameed u ah macalin Luciano Spalletti.

Read More
Sports

Miralem Pjanic oo go’aansaday mustaqbalkiisa

Muqdisho-KNN-Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Miralem Pjanic waxaa ka go’an inuu sii joogo Juventus. Inkastoo ay xiiso u hayaan kooxo badan oo kakala.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (07-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf.

Read More
Sports

Thibaut Courtois oo iska diiday tababarka kooxdiis Chelsea

Muqdiaho-KNN-Goolhayaha Chelsea Thibaut Courtois ayaa iska diiday inuu ka soo muuqdo garoonka tababarka kooxda. Courtois ayaa loobadinayaa inuu u dhaqaaqo Real Madrid xagaagan,.

Read More
Sports

Man United oo diiday dalabkii lagu doonayay Pogba

Muqdisho-KNN-Manchester United ayaa iska diiday dalab lacageed oo raacsan ciyaaryahano oo ay ku dooneyso Barcelona inay ku qaadato ciyaaryahankeeda khadka dhexe Paul Pogba,.

Read More
Somali News

Askari Boolis ah oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska gaar ahaan waaxda danbi baarista ee CID-da ayaa waxaa lagu dilay saaka degmada Waabari ee Gobolka Banaadir. Koox.

Read More