Day: August 7, 2018
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (07-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Sports

Pjaca iyo Mirallas oo caafimaadka u maray kooxda Fiorentina

Muqdisho-KNN-Waxaa caafimaadka umaray kooxda Fiorentina xidigaha kala ah Kevin Mirallas iyo Marko Pjaca oo si rasmi ahbuga mid noqonaya kooxdan. Pjaca ayaa la.

Read More
Sports

Toby Alderweireld oo ku wajahan Manchester united

Muqdisho-KNN-Manchester United ayaa heshiis la gaartay kooxda Tottenham si ay ulasoo wareegto ciyaaryahan Toby Alderweireld, sidaay qorayso Goal. Jose Mourinho ayaa ceyrsanayay helida.

Read More
Sports

Kovacic oo doonaya inuu isaga tago Real Madrid.

Muqdisho-KNN-Kooxaha Chelsea iyo Manchester United bartilmaameedkooda koowaad ciyaaryahan Matthew Kovacic ayaa iska diiday inuu la tababarto kooxdiisa Real Madrid isagoo doonaya inuu ka.

Read More
Somali News

Cabdi Maxamuud Cumar oo la xiray

Jigjiga-KNN-Warar aan ka heleeyno dowlad deegaanka gaar ahaan magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in ay wateen Milatariga Itoobiya Madaxweynihii iscasilay Cabdi Maxamuud Cumar. Cabdi.

Read More
Somali News

Odoyaal lagu xir xiray Kismaayo

Kismaayo-KNN-Wararka aan ka heleeyno Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee Jubaland ay xabsiga dhigeen odayaasha labo beelood oo ku dagaalamay maanta banaanka.

Read More
Somali News

Cabdi Maxamuud Cumar wali ma maamulayaa dowlad deegaanka?

Jigjiga-KNN-Galinkii danbe ee Shalay Jigjiga waxaa kasoo yeeray fariin sheegeeysa in uu isbadal dhacay, madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa iscasilay,durbadiibadani waxaa madaxeeyne loo.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Dagaal ka qarxay duleedka Kismaayo

Kismaayo-KNN-Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa goordhaw uu ka qarxay dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{07-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Qaxooti Soomaliyeed oo dalka lagu soo celshay

Berbera-KNN-War kasoo baxay Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa gaar ahaan qeybta uqaabilsan qaxootiga ayaa lagu sheegay in 116 qof oo qaxooti Soomaali ah laga.

Read More