Day: August 13, 2018
Sports

Maxaa helay? Ronaldo oo la dhigay isbitaal

Muqdisho-KNN-Halyeeyga xulka qaranka Barazil Ronaldo ayaa ladhigay isbitaal xili uu ku dhacay Hergab. 41 sano jirkan ayaa sida ay warinayaan warbaahino kuyaala Barazil.

Read More
Somali News

Deg-Deg Wafdi ka socda dowladda Eritrea oo Muqdisho soo gaaray.

Muqdisho-KNN-waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ka soo degay wafdi ka socda Dowladda Eritrea. Wafdiga ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka Arrimaha Dibadda.

Read More
Sports

Waa kuma saxiixa xiga kooxda Ac milan?

Miqdisho-KNN-Sky Sport ayaa sbeegaysa in kooxda Ac Milan ay bixin doonto Carlos Bacca oo lagu daray €18 million si ay u hesho weeraryahanka.

Read More
Sports

Masii joogi doonaa PSG ciyaaryahan Adrien Rabiot?

Muqdisho–KNN-Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda PSG sida aadka loo doondoonayay ciyaaryahan Rabiot ayaa xalay bandhig wanaagsan kulahaa kulankii kooxdiisa. Thomas Tuchel ayaan hubin.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (13-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–.

Read More
Sports

Maku biiray Tiemoue Bakayoko Ac Milan?

Muqdisho-KNN-Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea Tiemoue Bakayoko ayaa lagu soo waramayaa inuu dhameystiray heshiis amaah ah oo uu ugu biirayo xilli ciyaareedkan kooxda.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo 1,000 dhalinyaro ah u balan-qaaday shaqo abuur

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto 12) ayaa 1,000.

Read More
Somali News

Jubbaland oo lagu eedeeyay in aysan Diyaar u hayan in Al-shabaab laga saaro Jubadda dhexe

Gudoomiye ku xegenka amniga iyo siyasada ee gobolka jubada dhexe Maxamed Ibrahim Xasan oo lahadlay Idaacadda Kulmiye waxaa uu eedeyn kulul u jeediyay.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (13-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo odayaal ku xiray Galgaduud

Ceelbuur-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa Odayaal ku xiray Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, sida ay Radio Kulmiye u sheegeen dadka deegaanka. Odayaasha oo tiradooda lagu.

Read More