Day: August 26, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (26-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Wasiirro hore kuna xirnaa Hargeysa oo la sii daaye

Hargeysa-KNN-Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu sheegay in maanta la sii daayey,labo wasiirro ah oo ka tirsanaa maamulkii.

Read More
Somali News

Banaanbax ka dhacay magaalada Baardheere

Muqdisho-KNN-Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degmada baardheere ee gobolka Gedo waxaa maanta gudaha degmada ka dhacay banaanbax looga soo horjeeda madaxweynaha maamulka.

Read More
Somali News

Kheyre oo darajada sarreeya Guuto uu xiray gabadhii ugu horreysay

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Kheyre oo ah ra’iisul Wasaaraha soomaaliya oo wakiila ka ahaa madaxweynaha jamhuuriyadda,Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray Zakiya.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{26-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (26-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Somali News

Dowladda Kenya oo soo saartay digniin ka dhan ah duulaan ay damacsanyihiin Al-shabaab

Muqdisho-KNN-Dowladda Kenya ayaa soo saartay Digniin amni kadib markii dagalaamayaal ka tirsan Al-shabaab in ay usoo guureen meelo aan si rasmi ah loo.

Read More
News in English

government has issued alert over militants invasion in Meru

Mogadishu-KNN-The government has issued a security alert after al Shabaab militants were allegedly dispatched to an undisclosed premise in Meru, Kenya. Imenti North.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (26-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo ka wada hadlay dardargelinta Adeegyada Bulshada

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Read More