Day: August 26, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (26-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Shafici Yusuf.

Read More
Somali News

Kismaayo iyo Garbahaareey oo kulammo isdiidan ay jiraan

Kismaayo-KNN-Kulammo isdiidan ayaa saaka waxaa laga soo warinayaa in ay ka socdaan magaalooyinka Kismaayo Iyo Garbahaareey, oo ka tirsan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee.

Read More
Somali News

Barlamaanka Kilinka Shanaad oo deg deg la isugu yeeray

JIgjiga-KNN-Wararka aynu ka heleyno magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa saaka kulan deg deg la isugu yeeray.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (26-08-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali  Ibraahim Cabdullaahi:- Farsamadii:–Shaafici Yuusuf Daahir.

Read More
Somali News

Shabaab oo la wareegay gadiid Shibil uu lahaa degmada Xarardheere

Xarardheere-KNN-Wararka aynu ka heleyno degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Shabaab ay xoog ku kaxeysteen gaadiid ay lahaayeen dad.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (26-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Abiy Axmed”Cabdi Cumar gacanta cadaaladda ayuu ku jiraa”

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo ka hadlayay kulan uu saxaafaddu isugu yeeray ayaa waxaa wax laga weydiiyay waxa maamulkiisa uu ka yeelayo, madaxweynihii hore.

Read More