Day: January 7, 2019
Somali News

Wayne Rooney oo xabsi la dhigay

Muqdisho-KNN-Wayne Rooney ayaa la xiray kadib markii uu sarqaan ku dhex-noqday diyaarad uu saarnaa sidaasi waxaa sheegay afhayeenkiisa. Kabtankii hore ee qaranka England.

Read More
Somali News

Khudbadaha musharixiinta Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo bilaabatay.

Garoowe-KNN-Waxaa Goordhow Xarunta Baarlamaanka Puntland ka bilowday  dhegaysiga khudbadaha musharixiinta u tartamaya xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ee doorasahda berri dhacaysa..

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{07-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  :- Farsamadii:–Iqra Axmed.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (07-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dil toogasho ah oo saakay ka dhacday Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Saakay waxaa dil toogasho ah lagu fuliyay cabdiraxmaan ciise cali iyo xasan cali xasan kuwaasi oo horay dil toogahso ah ay ku xukuntay.

Read More
Somali News

Khudbadaha Musharixiinta madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland oo saakay la dhageysanayo.

Garoowe-KNN-Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta dhageysanayaha Khudbadaha Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland iyo Ku xigeenkiisa. Xilka Madaxweynaha ayaa xilligan waxaa u.

Read More
Somali News

NISA oo sheegtay inay bur burisay saldhig shabaab ay ku leeyihiin Sh.Hoose.

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Nabad sugida Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay Howgal ka dhacay Shabeelaha Hoose. NISA ayaa sheegtay.

Read More