Day: January 7, 2019
Somali News

Gaas ” Hadii aad i doorataan, waxaan soo celin doonaa dhulka Puntland ka maqan”.

Garowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdi-wali Maxamed Cali (Gaas), ayaa maanta khudbad ka horjeeday Baarlamaanka maamulkaasi, isagoo weydiistay codka kalsoonida Baarlamaanka maamulkaas. Madaxweyne Gaas ayaa.

Read More
Somali News

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo weli gaari la’ Garowe.

Garoowe-KNN-Ilo lagu kalsoonaan karo  ayaa KNN u sheegay in maalintii labaad ay Puntland diiday in Magaalada Garoowe ay tagaan Deegaanada Maamulkaaasi. Sababta ayaa.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo Macaliim, Arday iyo Nabadoono ku xiray, Jubada Dhexe.

Bu’aale-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa la sheegay iney dad shacab ah ku xer xereen magaalada Bu’aale ee xarunta gobalka Jubada Dhexe, sida ay noo sheegayn.

Read More
Somali News

Ciidamo isku rasaaseeyay Jowhar.

Jowhar-KNN-Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa maanta isku rasaaseeyay duleedka waqooyi ee magaalada Jowhar ee xarunta HirShabeelle, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Boosaaso.

Boosaaso-KNN-Wararka naga soo gaaraya  Gobalka bari ayaa sheegaya qarax xoogan uu maanta ka dhacay Bartamaha Magaalada Boosaaso. Qaraxa ayaa ka dhacay xarunta bankiga.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (07-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

Hadal jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Puntland oo soo idlaatay.

Garoowe-KNN- Waxaa daqiiqo ka hor ayaa waxaa la soo gaba gabeeyay Dhageysiga Khudbadaha musharixiinta madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland. Illaa 21 musharax ayaa.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (07-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Somali News

Wasiirka Ganacsiga oo Sheegay in sanadkan ay kor u qaadayaan Ganacsiga dalka.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa kulan looga hadlayay qorshaha sanadka 2019ka ee hiigsiga Wasaaradda,isla.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (07-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cal :- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud.

Read More