Day: January 14, 2019
Somali News

Maxkamadda Racfaanka ee CQS oo xukuno ku riday Askar ka tirsan Ciidamada Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Racfaanka ee CQS ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno ku riday Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dambiyo kala duwan lagu eedeeayy..

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:   Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamadii:– Shariif.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{14-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamadii: Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (14-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Galmudug oo abaabul dagaal ka wado Galgaduud.

Dhuusamareeb-KNN-Maamulka Galmudug ayaa diyaariyay ciidamo loogu talo galay howlgalada ka dhankaah dagaalamayaasha Al-shabaab ee jooga deegaanada maamulkaasi. Saraakiisha Galmudug ayaa sheegay inay weerar.

Read More
Somali News

Baaritaano saakay ka Socda duleedka Boosaaso.

Boosaaso-KNN-Ciidamada Amaanka ayaa Saakay baaritaano ka wada duleedka Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari. Baaritaankan ayaa ka dambeeyay kadib markii xalay Ciidamada Puntland lagu.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo maanta kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah waxaa ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaa.

Read More