Day: January 14, 2019
Somali News

SAWIRRO:-Axmed Madoobe oo furay dugsiga tababarka Ciidamada Daraawiishta ee Jubbaland.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta degmada Afmadow ka dhagax dhigay Dugsiga tababarka Ciidamada Daraawiishta ee Jubbaland.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo la wareegay Xilka Madaxweynaha Puntland.

Garowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Puntland ayaa maanta la wareegay hogaanka talada Puntland kadib xaflad maanta lagu qabtay Madaxtooyada Puntland. Xafladda oo ay.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (14-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo ku kala aragti duwan wax kabadalka Xeerka Bangiga dhexe.

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan Golaha Shacabka ee BFS ayaa si kulul u weeraray qorshaha wax kabadalka Xeerka Bangiga dhexe.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (14-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Somali News Uncategorized

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Xeerka wax kabadalka Bangiga dhexe.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka. 163 xildhibaan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (14-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan.

Read More
Somali News

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo maanta xilka la wareegaya.

Garowe-KNN-Saciid Cabdullaahi Deni madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland ayaa maanta la wareegaya xilka madaxweynaha oo loo doortay 8dii bishaan. Xafladda xil wareejinta ayaa.

Read More
Somali News

Akhriso:- Xeerka R/W Kheyrre u gudbiyay Golaha Shacabka.

Muqdisho-KNN- Xasan Cali Kheyre Reysal Wasaaraha Xukuumadda Wasaaraha Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka u gudbiyay Xeerka Maamul ee Xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe, kaasoo.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo Sarkaal ka tirsan Daacish ku dilay J/Dhexe.

Bu’aalle-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa la sheegay in magaalada Bu’aalle ee gobolka Jubada dhexe ay ku toogteen Sarkaal sare oo ka tirsan Daacishta Soomaaliya, sida.

Read More