Day: January 17, 2019
Somali News

Sawirro:-Qatar gaadiid dagaal ku wareejisay Dowladda Soomaliya

Muqdisho-KNN-Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay dowlada Qatar kala wareegtay qaar ka mid ah Gaadiidka nooca gaashaaman oo loogu talo galay Ciidamada.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (17-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (17-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (17-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cal :- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxmed:-.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Puntland oo markii ugu horeysay Kulan yeelanaya.

Garoowe-KNN-Xildhibaanada Barlamaanka Maamulka  Puntland ayaa maanta markii ugu horeysay waxaa ay  yeelanayaan kulankoodii ugu horeeyey, tan iyo doorashadii madaxweynaha iyo ku xigeenka puntland.

Read More
Somali News

Askari horey u dilay askari kale oo maanta xukun lagu riday.

Muqdisho-KNN-Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo heystaa dilka  Marxuum  Ex,.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{17-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Abaabul dagaal oo ka socda Dhoobley

Dhoobley-KNN-Wararka laga helayo deeegaano ka tirsan degmada dhoobley ee Gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in Abaabul dagaal laga dareemayo deegaanadaasi. Madaxweynaha maamulka Jubbaland.

Read More
Somali News

Ururka Daacish oo Weerar ku Dilay Ciidan Mareykan ah.

Muqdisho-KNN-Ciidamo Mareykan ah ayaa ku dhintay Werar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Woqooyiga Siiriya, sida uu qiray military-ga Mareeykanka. Ururka Daacish ayaa sheegay.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:– Cabdi risaaq.

Read More