Day: January 18, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (18-01-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye{18=01=2019}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (18=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Maxamed Cali Maxamed   iyo .

Read More
Somali News

Carruur aanooyin qabiil loogu dilay Sh/Dhexe.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanayo degaanka Ceel-Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa soo sheegayo in halkaasi dad ay carruur ku jiraan loogu dilay aanooyin qabiil..

Read More
Somali News

Ciidamada Itoobiya oo shacab ku laayay gobolka Bay.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Itoobiya ayaa lagu eedeeyay in dad shacab beeralay ah ay ku dileen duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka kadib weerar ay kala.

Read More
Somali News

Faah faahin ka soo baxaya dagaal Al-Shabaab iyo Ciidamada Itoobiya ku dhaxmaray gobolka Bay.

Muqdisho-KNN-Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaarihii ka dhashay dagaal culus oo maanta Al-shabaab iyo Ciidamada Itoobiya ku dhaxmaray inta u.

Read More
Somali News

Booliiska Soomaaliya “waxaan soo xirnay Askari lacag baad ah qaadanayey”

Muqdisho-KNN-Af-hayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo galabta warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay Askari Kaamirad ka soo muuqday isagoo.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la hadlay Shacabka KGS

Baydhabo-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta ka hadlay masaajid ku yaala gudaha madaxtooyada.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha Ee Radio Kulmiye (18=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay Maraakiibta ka kaluumeysta Xeebaha dalka.

Muqdisho-KNN-Wasiirka kaluumeysiga ee kheyraadka badda ee xukuumadda soomaaliya Cabdillahi Bidhan Warsame oo lahadlayay TV-ga ku hadla afka dowladda ayaa sheegay in biyaha soomaaliya uu kusoo.

Read More