Day: January 18, 2019
Somali News

Al-Shabaab oo sheegay in askar itoobiyaan ah ay ku dileen G/Bay.

Muqdisho-KNN-War ka soo baxay Al-Shabaaab ayaa waxaa ay ku sheegteen masuuliyada weerarkii ka dhacay duleedka degmada Buurhakaba ee Gobalka bay, kaasi oo lagu.

Read More
Somali News

Dagaal beeleed markale ka dhacay Sh.Dhexe.

Muqdisho-KNN-Inta hada la ogyahay ilaa sedax qof ayaa ku dhintay, dad intaa ka badana waa ay ku dhaawacmeen dagaal mar kale dhex maray.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Sh.dhexe.

Mahadaay-KNN-Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM ayaa qarax miino waxaa lagula eegtay duleedka degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeelaha Dhexe. Qaraxa ayaa waxaa uu si.

Read More
Somali News

QM oo Walaac Ka muujisay Dibad baxyada Ka Socda Suudaan

Muqdisho-KNN-Qaramada Midoobey waxay cambaareeysay sida ay ciidamada uga falceliyeen dibadbaxyada looga soo horjeedo qiimaha maciishadda oo sare u kacday. Laamaha amaanka ayaa xabsiga.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (18-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (18-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed Ibraahim:- Farsamadii:-Shariif.

Read More
Somali News

DEG DEG:- Al-Shabaab iyo Ciidamada itoobiya oo ku dagaalamaya Gobalka bay.

Buurhakaba-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada Itoobiya oo marayay Duleedka Degmada Buurhakaba ee Gobalka bay. Weerarka ayaa marka hore.

Read More
Somali News

Saraakiisha Militariga oo sheegay in ay awood ku soo furan doonaan caruur ay afduubteen Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Saraakiisha ciidamada Gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegeen inay si awood ah ku soo furan doonaan caruur ay sheegeen in Al-shabaab ay ka.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (18-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Hooyo Soomaaliyeed oo dalbatay in cadaalada la marsiiyo Askari dilay Wiilkeeda oo bajaajle ahaa.

Muqdisho-KNN-Shariifo luul Ibrahim oo ah hooyada dhashay marxuum maslax axmed cabdi jimcaale oo maalin ka hor uu ku dilay isgoyska howl-wadaag ee gobalka banaadir askari.

Read More