Day: March 8, 2019
Somali News

Koox hubeysan oo maanta nabadoon ku dhex dilay Masjid ku yaala Boosaaso.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan  ayaa maanta Magaalada Boosaaso waxaa ay ku dileen mid ka mid ah Salaadiinta ugu caansan ee Gobalka Bari. Dilka ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Dad shacab ah oo ku dhintay duqeyn ka dhacday Sh.Dhexe.

Jowhar-KNN-Ilaa 4 qof oo ka mid ah dadka shacabka ah ee ku dhaqan gamboole ayaa ku dhintay weerar xalay ciidamada sida gaarka ah.

Read More
Somali News

Cabsi ka taagan degaannada Oromada ee Itoobiya

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 10 degaan oo ka tirsan Gobolka Oromada ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa ka jira kacdoon ku saleysan fidinta Dhulka ay ku.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (08-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta waxaa.

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (08-02-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-  Shiikh Salaad.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Madaxda Hirshabelle oo dacwad laga gudbiyay.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah wasiiradii hore ee maamulka HirShabeelle ayaa warqad dacwad ah ka gudbiyay Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare kadib markii ay.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Puntland oo fariin u dirtay Dowladda dhexe.

Garoowe-KNN-Cawil Sheikh Xaamud Wasiirka Caddaaladda iyo arrimaha diinta ee maamulka puntland mar uu kula hadlay Garoowe weriyeyaasha ayaa ka dalbaday wasaaradda Awqaafta iyo.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (08-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Duqeyn xalay ka dhacday Sh.Dhexe.

Muqdisho-KNN-Wararka ay KNN ka helayso deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Ciidamada Xoogga iyo kuwa Mareykanka ah.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Aljeeriya oo ka digay qalalaaso ka dhaca dalkaasi.

Madaxweynaha xanuunsanaya ee dalka Aljeeriya, Cabdulcasiis Butefliqa ayaa ka digay khatarta ka dhalan karta dibedbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo musharraxnimadiisa doorashada soo.

Read More