Day: March 12, 2019
Somali News

Taliyaha ciidanka Daraawiishta puntland oo la sheegay inuu iscasilay.

Garoowe-KNN-Taliyaha ciidanka Daraawiishta Maamulka Puntland Sarreeye Gaas Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen ayaa la sheegay in warqad is-casilaad ah uu u gudbiyay madaxweynaha maamulka Puntland.

Read More
Somali News

SAWIRRO:-Axmed Madoobe oo Maanta Kismaayo ka furay Shir looga hadlayo dhaqaalaha dalka.

Kismaayo-KNN-Shir looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa laga daahfurey magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG dowlad goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed islaam.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Madaxweyne Deni oo digniin u diray Soomaaliland.

Garoowe-KNN-Madaxweynaha  Maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni  oo maanta  la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay Saldhiga ay ciidamada Soomaaliland ka furteen deegaanka Yube ee.

Read More
Somali News

R/Wasaare Kheyre oo Maanta booqanaya Saldhigyo ciidan oo ku yaalla Kismaayo.

Kismaayo-KNN-Xasan Cali Kheyre R/Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxa uu kulamo gaar gaar ah la qaadanayaa Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland. R/Wasaare Kheyre.

Read More
Somali News

Wasiirka Howlaha guud oo guddoomiyay shirka kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa Shir gudoomiyey  Shirka Kaabayaasha dhaqaalaha Dalka gaar ahaan.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (12-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Somali News

Kumaandooska Soomaaliya oo weeraray fariisin Al-shabaab ku leeyihiin Sh/Hoose

Awdhiigle-KNN-Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ay Al-shabaab ku lahaayeen degaanka Daaru-salaam ee degmada Awdhiigle  waxaana ka dhashay khasaare.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Cayaaraha (12-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (12-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] :- Farsamadii:-Crisaaq.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{12-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More