Day: March 12, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (12-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi :-.

Read More
Somali News

Macawuusley iyo Al-Shabaab ku dagaalamay degmada Cadalle

Cadalle-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Maleeshiyaadka loogu yeero Macawuuslay ayaa saacadihii la soo dhaafay ku dagaalamay degaanka Masaajid Cali Gaduud oo katirsan degmada Cadalle ee.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo odayaal ka Afduubtay degaan katirsan Galgaduud

Guriceyl-KNN-Wararka ka imaanayo degmada Guriceyl ee Gobalka Galgaduud ayaa soo sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay odayaal ka Afduubteen degaanka Gal-qoryaale oo hoos taga.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (12-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Team formed to trace body of police officer who died in Ethiopia plane crash

Mogadishu-KNN-Police in Uganda have formed a task team to trace the remains of Commissioner of Police (CP) Christine Alalo, who was on-board of.

Read More
Somali News

Kheyrre iyo Axmed Madoobe oo ka hadlay khilaafka DF-ka iyo Jubbaland

Kismaayo-KNN-Reysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre, ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), labada dhinac.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta shir uga qayb galayo Kambaala

Kambaala-KNN-Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Yugaandha waxayna halkaasi uga qayb galayaan.

Read More
Somali News

Maamulka degmada Balcad oo ku baxay xiisad ka taagan degmadaasi

Balcad-KNN-Guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Maamulka HirShabeelle ayaa ku baxay xalinta dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday degaano.

Read More