Day: March 19, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi :- Farsamadii:–.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo baaq soo jeediyay

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay dagaal beeleedyo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaano katirsan.

Read More
Somali News

Amnesty “Mareykanku Shacab ayuu ku laayay Soomaaliya”

Muqdisho-KNN-Hey’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa warbixin cusub oo ay soo sartay waxaa ay ku sheegtay in ay Dad shacab.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (19-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

RW Kheyrre “Mushaarka Ciidamada aniga halla iigu yimaado”

Muqdisho-KNN-Rayl Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa xalay ka hadlay Mushaar la’aanta iyo Garaam la’aanta ay maalmahaan wajahayaan Ciidamada Soomaaliya iyo cabashada Ciidamada.

Read More
Somali News

Xeraale oo daggan iyo Khasaaraha oo kordhay

Xeraale-KNN-Wararka saakay ka imaanayo degaanka Xeraale ee Gobalka Galgaduud ayaa soo sheegaya in saakay iyo xalay ay xaaladdu dagantahay kadib dagaal culus oo.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo qabsaday BALCAD kana baxay

Balcad-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa xalay weerar ku qaaday degmada Balcad waxaana la sheegay in ay qabsadeen Inta badan Xaafadaha degmada.

Read More