Day: March 19, 2019
Somali News

Guddoomiye hore oo loo magacaabay Xamarweyne.

Muqdisho-KNN-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta waxaa loogu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Dadaal yari jirta iyo dagaal beeleedyada oo ku sii kordhaya dalka

Muqdisho-KNN-Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolada dalka waxaa ka taagan oo xal waaro loo la’yahay Dagaal beeleedyo u dhaxeeyo qabaa’iil wada dega degaanada.

Read More
Somali News

Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti oo maanta soo gaaray Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Jabuuti kornel Cabdullaahi Cabdi ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Taliyaha iyo wafdigiisa  ayaa waxaa Garoonka.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (19-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:- Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (19-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Diyaarado dagaaal oo dad shacab ah ku duqooyay Bariire

Bariire-KNN-Diyaarado dagaal ayaa shalay galab gantaal ku dhuftay gaari Saaruf ah oo ka soo baxay Maxkamad ay Al-shabaab ku leeyihiin degaanka Bariire ee.

Read More
News in English

Eritrean FM arrived to Hargeisa, Somaliland

Mogadishu-KNN-Eritrean delegation led by foreign minister Osman Saleh has on Monday arrived in Hargeisa, the capital of Somalia’s northern breakaway region, Somaliland. The.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (19-03-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} :- Farsamadii:-Crisaaq Xasan.

Read More
Somali News

Ciidamada Kenya oo Buusaar ka baxay & Al-shabaab oo qabsaday

Buusaar-KNN-Wararka ka imaanayo degaanka Buusaar ee degmada Ceel-waaq ayaa soo sheegaya in saakay aroortii hore ay ka baxeen Ciidamada Milateriga Kenya islamarkaana ay.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{19-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More