Day: April 12, 2019
Somali News

WARKA DUHUR (12-04-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Faadumo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (12-04-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shiikh Salaad Cantoob Xasan:-.

Read More
Somali News

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Magaalada London

London-KNN-Warbaahinta dalka Ingiriiska  ayaa saakay daabacay in muwaadin soomaaliyeed xalay lagu dilay bartamaha magaalada London ee dalkaasi Sida ay xaqiijiyeen booliiska magaalada London.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo xil ka qaadis sameeyay

Kismaayo-KNN-Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa xilka ka qaadis lagu sameeyay Cali Cabdi Raage oo ahaa la taliyaha Madaxweynaha iyo Xoghayihii.

Read More
Somali News

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay rag kufsi ka geystay Garoowe.

Garoowe-KNN-Ciidamada amaanka ee Maamulka Puntland ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen Rag kufsi ka geystay Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal. Raggaan.

Read More
News in English

Noore Bashir Salad death: Newham gun and stab victim named

Mogadishu-KNN-A 22-year-old man who died after being shot and stabbed in Newham, east London, has been named by police. Noore Bashir Salad, from.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX 8:00AM (12-04-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Rabshado weli ka taagan Dalka Suudaan

Muqdisho-KNN-Kumannaan qof oo dibadbaxayaal ah ayaa wacad ku maray in ay sii joogi doonaan waddooyinka caasimadda dalka Suudan ee Khartoum, waxa ayna ku.

Read More
Somali News

Wasiir Beyle oo maanta lagu wado inuu ku baaqo in laga cafiyo deynta lagu leeyahay dalka.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle  ayaa maanta la filayaa inuu ku baaqo in wadamada iyo hay’adaha deynta ku leh soomaaliya.

Read More
Somali News

Ciidamada amaanka oo xalay Baaritaano ka sameeyay Yaaqshiid

Muqdisho-KNN-Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa waxaa xalay ay baaritano ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir, hawlgalkaas oo.

Read More