Day: May 21, 2019
Somali News

Idaacadda Kulmiye oo sameysay isku aadka wareega labaad ee tartanka Iskuulada Sare

Muqdisho-KNN-Idaacadda Kulmiye ayaa maanta sameysay isku aadka Wareeega labaad Tartanka Dugsiyada Sare ee magaalada Muqdisho, oo bisha barakeysan ee Ramadaan ay qabato Idaacadda.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Indonesia oo mar kale ku guuleeystay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Muqdisho-KNN-Joko Widodo ayaa dib loo soo dooortay kadib doorashadii Madaxtooyadda ee Indonesia ka dhacday bishii lasoo dhaafay, wuxuuna aqlabiyad uga adkaaday general hore.

Read More
News in English

Somalia minister, lawmakers denied entry into Kenya

Mogadishu-KNN-Three senior Somalia government officials were refused entry at the Jomo Kenyatta International Airport in Nairobi for lacking visas. The officials were part.

Read More
News in English

EU – Horn of Africa: Mogherini visits Somalia, Kenya, Djibouti, Ethiopia

Mogadishu-KNN-The European Union, EU, High Representative for Foreign Policy / Vice President, Federica Mogherini, on Monday (May 20) started her three-day visit to.

Read More
News in English

UN chief: Somalia making progress but must tackle extremism

Muqdisho-KNN-Somalia is making progress toward building a functioning state but must still tackle violent extremism, terrorism, armed conflict, political instability and corruption, the.

Read More
Somali News

Q.M “weeraraddii ugu badnaa ayaa Soomaaliya ka dhacay bil gudaheed tan iyo 2016 kii”

Muqdisho-KNN-Warbixin cusub oo uu soosaaray Xog-hayaha Qaramadda Midoobay ayuu ku sheegay in Soomaaliya ay sameeyneyso horumar ay ku dhiseeyso Dolwad shaqayneysa, hase ahaatee.

Read More
Somali News

Ciidamadii Kenya oo iskaga baxay Garoonka Kismaayo iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay

Kismaayo-KNN-Goobo badan oo ugu horeeyo Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa gabi ahaanba iskaga baxay Ciidamada Kenya ee ka socday Howlgalka Midowga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (21-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Faah-faahin Xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu xayiray Joma Kenyatta

Nairobi-KNN-Dawladda Kenya ayaa joojisay dal ku galka laga qaato garoonka diyaaradaha (Visaha On Arrival) oo loogu dhufanayay Baasaboorada mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya, iyadoo aysan.

Read More