Day: May 21, 2019
Somali News

Xuutiyiinta Yemen oo markale duqaymo ka gaystay gudaha Sucuudiga.

Muqdisho-KNN-Falaagada Xuutiyiinta ee ka dagaalanta gudaha dalka Yemen ayaa sheegtay in ay duqeeyeen garoonka magaalada Hajran halkaasi oo ay sheegeen in fariisin ay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (21-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (21-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullaahi Xuseen Canshuur:- Farsamadii:-Iqra.

Read More
Somali News

Jubbaland oo ka hadashay derbiga ay Kenya ka dhiseyso xadka labada dal

Kismaayo-KNN-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, oo ku sugan Degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay arrimo la.

Read More
Somali News

Bakool: Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Ceelberde

Baydhabo-KNN-Wareegto ka soo baxday xaafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha, dib u Heshiisiinta iyo Dowlaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Maxamed Abuukar Cabdi ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (21-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in uu gabagabo marayo Tirakoob ay ku sameynayaan hantida guud ee Dowladda

Muqdisho-KNN-Shir saxaafadeed uu Muqdisho ugu qabtay Warbaahinta Wasiirka Maaaliyada Xukuumada federaalka Soomaaliya Dr abdiraxman Ducaale Beyle ayuu kaga hadlay tirakoobka Hantida ummadda, Guulaha.

Read More
Somali News

Wafdi uu hor kacayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo maanta u anba baxay dalka Turkiga

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Turkiga. Guddoomiyaha Bangiga dhexe  Cabdiraxmaan Maxamed.

Read More
Somali News

Xubnihii ka socday Soomaaliya ee loo diiday dal ku galka Kenya oo Muqdisho ku soo laabtay

Muqdisho-KNN-Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya, Senator Ilyaas Cali Xasan iyo Senator Zamzam Dahir oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More
Somali News

Dowladda Iran oo hanjabaad uga Jawaabtay hadal uga yimid Trump

Muqdisho-KNN-Dowlada Iiraan ayaa si kulul uga jawaabtay hanjabaad ka soo yeertay Mareykanka. Wasiirka arrimiha dibadda ee Iiraan ayaa Mareykanka ugu baaqay in ay.

Read More