Day: May 22, 2019
Somali News

Ra’iisul Wasaaraha UK oo caro kala kulantay Heshiiska cusub ee ka bixitaanka Midowga Europe

Muqdisho-KNN-Ra’isul wasaaraha Uk Theresa May ayaa heshiis cusub oo ku saabsan ka bixitaanka Bretain ee Midowga Europe waxaa ay geyneysaa baarlamaanka, xilli uu.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan yeelanaya

Muqdisho-KNN-Sharcigaan iibka Qaranka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta aqrinta koowaad waxaa marsiinaya Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (22-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xiisad colaadeed oo saakay ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Mudug

Gaalkacyo-KNN-Deegaan hoostaga degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa saakay waxaa ka taagan xiisad colaadeed oo u dhaxeysa labo beelood oo wada dega halkaas..

Read More
Somali News

Xiisad colaadeed oo saakay ka taagan gobolka Sanaag

Boosaaso-KNN-Xiisad dagaal oo u dhexaysa Puntland iyo Somaliland ayaa mar kale ka aloosan gobolka Sanaag kadib markii shalay Ciidamada Somaliland ay weerar kedis.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo weerar khasaare dhaliyay ka geysatay magaalada Boosaaso

Boosaaso-KNN-Dabley hubeysay oo wadatay gaari nuuca raaxada ee yaqaano Brobox-ta ayaa xalay weerar ku qaaday Askar ka tirsan Booliiska Magaalada Boosaaso ee gobolka.

Read More