Day: May 24, 2019
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (24-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Faadumo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Trump iyo Nancy Pelosi oo is dhaafsaday hadallo aflagaado ah

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo afhayeenka Aqalka Wakiillada ee dalka Maraykanka Nancy Pelosi ayaa is dhaafsaday hadallo aflagaado ah iyadoo midkastaa uu su’aal.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (24-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Isku dhac la sheegay inuu dhexmaray ciidamada Kenya iyo shacabka Degmada Ceelwaaq

Ceelwaaq-KNN-Waraka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan degmadaasi uu isku dhac ku dhexmaray  ciidamada militariga Kenya iyo.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo xalay dil iyo dhaawac ka geystay Boosaaso

Boosaaso-KNN-Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay weerar  sababay dhimasho iyo dhaawac ay ku qaadeen askar ka tirsan.

Read More
Barnaamijyo Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (24-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Weerar ka dhacay Duleedka Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo xalay ku hoyday Buula Gaduud.

Kismaayo-KNN-Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab ayaa baahisay in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen kolonyo ka tirsan Ciidanka Jubbaland oo marayay duleedka Magaalada.

Read More
Somali News

Iran oo sheegtay in aysan marna isu dhiibi doonin cadowgeeda.

Muqdisho-KNN-Iran marnaba isuma dhiibi doonto cadaadiska Mareykanka kama tagi doonto hadafyadeeda xittaa haddii lasoo weerarro ayuu sheegay Madaxweyne Xasan Ruuxaani. Maalin ka hor.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu magacaabay Mudane Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) inuu noqdo Guddoomiye Kuxigeenka.

Read More