Day: May 24, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (24-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (24=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Iyo  Cabdiwali.

Read More
Somali News

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Pretoria

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba baxay Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka Koonfur Afrika..

Read More
Somali News

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada oo la kulmay Danjire Donald Yamamoto

Muqdisho-KNN-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa maanta la kulmay Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Donald Yamamoto, Dr. Nuur.

Read More
Somali News

Ajaaniibta ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay in xaalad adag ay soo wajahday.

Muqdisho-KNN-Wargeys ka soo baxa Wadanka Kenya oo lagu magacaabo The Star ayaa daabacay in dagaalamayaasha Shisheeye ee ka barbar dagaalama Al-shabaab ay la.

Read More
Somali News

Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Puntland oo maanta madaafiic isku weydaarsaday Sanaag.

Muqdisho-KNN-Wararka laga helayo Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Puntland ay maanta madaafiic isku weydaarsadeen Gobalkaasi. Madaafiicda ayaa waxaa laga.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo maalintii labaad ku sugan duleedka Kismayo.

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalinkii labaad booqasho kula jooga Ciidamada ku sugan jiida hore ayaa amaanay dadaalka ay ugu.

Read More
Somali News

Ciidamada Galmudug oo maanta adkeeyay amniga Wadooyinka gala Guriceel

Guriceel-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalada Guriceel ayaa sheegaya in ciidamada amaanka Galmudug ay maanta xireen wadooyinka soo gala Magaaladaasi, iyagoona halkaasi baaritaano ka wado..

Read More
Somali News

Soomaaliland oo ka hadashay dagaal beeled ka dhacay Sanaag

Hargeysa-KNN-Maxamed Muuse Diiriye Wasiirka warfaafinta  Soomaaliland ayaa waxaa uu si kulul ugu hadlay dagaal beeled maalin ka hor ka dhacay deegaanka Ceel Afweyn.

Read More
Somali News

IMF oo digniin adag ka soo saartay dagaalka Ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha

Muqdisho-KNN-Hey,ada lacagta aduunka ee loo yaqaan (IMF) ayaa ka digtay dagaalka dhanka Ganacsiga ah ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Shiinaha. War saxaafadeed ka.

Read More