Day: May 25, 2019
Somali News

Mareykanka oo ciidamo dheeraad ah u diraya Gobolka Bariga Dhexe

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 1,500 oo askari loo dirayo gobolka bariga dhexe waqti ay.

Read More
Somali News

Khasaare badan oo ka dhashay shil ka dhacay Soomaaliland iyo Ajaanib ku dhimatay

Hargeysa-KNN-Afar ruux ayaa ku dhimatay oo labo ka mid ah ay ahaayeen ajaanib uma dhalatay dalka bangaladhesh shil gaari oo shalay gelinkii dambe.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (25-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay Booliis iyo Burcab xalay ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal Ciidamada Booliiska ay ka sameyeen xalay degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Howlgalka oo laga fuliyay rugta.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo dalka Koonfur Afrika kula kulmaya Jaaliyadda Somaliyed

Koonfur Afrika-KNN-Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo galinkii danbe ee shalay gaaray dalka Koonfur Afrika ayaa halkaasi uga qeyb gali doona caleema saarka.

Read More