Day: May 25, 2019
Somali News

Tartanka loogu jiro Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo biloowday

Muqdisho-KNN-Tartanka loogu jiro hoggaanka xiga ee xisbiga conservative-ka ayaa billowday, kadib markii ay Theresa May sheegtay in ay ka degeeyso xilka ra’iisul wasaarenimo.

Read More
Somali News

Kismaayo: Musharax Cabdirashiid Xidig oo ka badbaaday Qarax loogu qariyay gurigiisa

Kismaayo-KNN-Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamuka Jubbaland ayaa ku warama in Ilaalaada Xildhibaan Cabdirashiid  Maxamed Xidig oo ka mid.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (25-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (25-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (25-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Xasan Sheikh oo war ka soo saaray khilaafka Dowladda dhexe iyo Galmudug

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka oo ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka, ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Nin dil iyo dhaawac ka geystay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday Cali Maxamuud Axmed oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliya, kaasi oo.

Read More
Somali News

Yeman oo QM ku eedeesay in ay la safatay falagaada Xuutiyiinta

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha uu caalamku aqoonsanyahay ee dalka Yeman Cabdi Rabbi Mansuur Haadi, ayaa ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe ku eedeeyay in uu la.

Read More
Somali News

Beydhabo: khasaare ka dhashay Bam gacmeedyo lagu weeraray Bar Koontorool

Beydhabo-KNN-Faah-faahino ayaa ka soo baxaya Bar Koontorool oo Ciidamada amaanka Koonfur Galbeed Magaalada Beydhabo ee gobalka Bay ay ku baarayeen gadiidka oo xalay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (25-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim:- Farsamadii:– Iqra.

Read More