Day: July 14, 2019
Somali News

Deg Deg: Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Qarax is-miidaamin ah ayaa ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Ruux is-miidaamiyey ayaa isku qarxiyey maqaaxi ku taalla kasoo horjeedka Madaxtooyada.

Read More
Somali News

Donald Trump oo la sheegay in uu Heshiiskii Iran uga baxay si uu ugu xumeeyo Obama.

Muqdisho-KNN-Donald Trump waxaa uu uga baxay heshiiskii Nuclear ka Iran si uu ugu xumeeyo Brack Obama, sidaasna waxaa laga ogaaday qoraal uu qoray.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo Al-Shabaab kala wareegay Deegano ka tirsan Sh/Hoose

Muqdisho-KNN-Inta u dhaxeysa degmada Wallaweyn iyo deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose wararka aan ka helayno saakay ayaa waxa ay sheegayaan Ciidamada xoogga.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {14-07-2019}=suuratu Huud=Darsigii-10Aad-Q {272}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye :- Maxamed Cali Maxamed:- Farsamada:-Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA SUBAX 8:00 AM (14-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Garab ka mid ah Beelihii ku dagaalamay Ceel-Afweyn oo wareejiyey Hubkii iyo Gaadiidkoodii dagaal

Hargeysa-KNN-Mid ka mid ah labadii beelood ee muddoyinkii lasoo dhaafay ay dagaaladu ku dhex marayeen degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ay gaadiid dagaal.

Read More
Somali News

Markab Xoolo ka qaaday Berbera oo ku xayiran Jidda

Hargeysa-KNN-Xukuumadda Somaaliland ayaa xaqiijisay in uu jiro markab Dekada Berbera  xoolo ka qaaday oo dawladda Sucuudigu ay dib usoo celisay. Wasiirka Xanaannada Xoolaha.

Read More