Day: July 14, 2019
Somali News

Dagaal maanta ka dhacay degmada Dharkenley

Muqdisho-KNN-Dagaalka u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan  Booliska Soomaaliya iyo ragg hubeysan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafada Suuq Boocle ee degmada Dharkenleey ee.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay Daadad ku Dhuftay Wadamada Nepal iyo Hindiya.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 43 ruux ayaa dhimatay kadib markii daadad xoogan ay ku dhufteen dalka Nepal iyo koonfur bari dalka Hindiya sida ay sheegeen.

Read More
Somali News

Xarumo ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha oo la burburiyay.

Muqdisho-KNN-Howlgal lagu burburinayo Ganacsiga la sheegay in si sharci daro ah ay uga dhisan yihiin hareeraha suuqa  Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta.

Read More
Somali News

Shiinaha oo Sameeyay Tijaabooyin Militari Kadib Heshiiskii Mareykanka iyo Taiwan.

Muqdisho-KNN-Militariga Shiinaha ayaa tijaabooyin military ka sameeyay xeebta ku taala koonfur bari dalkaasi sida ay sheegtay wasaarada difaaca ee dalka Shiinaha. Ku dhawaaqista.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (14-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (14-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Maxamed Dalal.

Read More
Somali News

Qaraxii labaad oo ka dhacay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Qaraxii labaad ayaa daqiiqado kooban gudahood ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Qaraxa dambe ayaa la sheegay in uu ka dhacay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (14-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud:- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan Axmed:-.

Read More
Somali News

Faa-faahino kasoo baxaya Qarax ka dhacay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Hal qof ayaa ku dhintay Seddax kalana dhaawacyo fudud ayaa kasoo gaaray Qarax la sheegay in lagu aasay maqaaxi ku taalla magaalada Dhuusamareeb.

Read More
Somali News

Dad rayid ah oo ku dhintay Duqaymaha Siiriya

Muqdisho-KNN-Weeraradda dhinaca Cirka ee ay qaadeen diyaaradaha Military ga Siiriya iyo Kuwa Ruushka ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan Sideed qof halka 11.

Read More