Day: September 1, 2019
Somali News

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo sheegay inaysan dowladdu awoodin inay Shabaab ka hor istaagto Canshuurta.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo la hadlay warbaahinta Washington Post ayaa sheegay in aysan Dowladda Soomaaliya awood u lahayn in.

Read More
Somali News

Guddoomiye Cumar Filish oo wada shaqeyn ka dalbaday shacabka Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish oo maanta dhagax-dhigay Xarunta Degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa ka hadlay amaanka.

Read More
Somali News

Dagaalka ganacsiga Mareykanka iyo Shiinaha oo meel adag gaaray.

Mareykanka ayaa sara u sii qaaday canshuurihii saarnaa badeecada Shiinaha ee loo iib geeyo dalka Mareykanka. Lacagta canshuurta ah ee uu Mareykanku Shiinaha.

Read More
Somali News

Jarmalka oo cafis weydiistay Poland.

Madawaynaha dalka Jarmalka Frank-Walter Steinmeier ayaa Poland waydiistay in ay ka cafiyaan dagaalkii Naasiyiintu halkaasi ku qaadeen 80 sano kahor inta uu socday.

Read More
Somali News

Kenya oo geystayduqeyn dad rayid ah wax yeello ka soo gaartay

Wararka ka imaanaya  deeganka  dhamase oo hoostaa  dagmada Ceel waaq  ee gobolka gado ayaa sheeagaya  in ciidamada Kenya ay halkaa ka geysteen duqeymo.

Read More
Somali News

Ciidamo AMISOM ah oo mar kale la geenaayo Dhuusamareeb

Ciidamo katirsan  midowga Africa  gaar ahaan kuwa Itoobiya ayaa maanta lagu wadaa sida wararka sheegayaan  in la geeyo magaalo madaxda Galmudug ee Dhusamareeb.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (01-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:- Farsamadii:-Abdi Risaaq Hassan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare}:- Farsamadii:-Iqra Ahmed.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {01-09-2019}=Suuratu Ibraahim=Darsigii-09Aad-Q {312}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More