Day: September 5, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (05-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cali :- Farsamadii:-Abdi.

Read More
Somali News

Qarax ay dad shacab ah ku dhaawacmeen oo ka dhacay Awdheegle.

Awdheegle-KNN-Wararka Naga soo gaaraya  Degmada Awdheegle  ee gobolka Shabeellada Hoose  ayaa sheegaya in maanta halkaasi  ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 4 qof oo.

Read More
Somali News

Taliska ilaalada wadooyinka Kismaayo oo digniin u diray wadayaasha gaadiidka

Kismaayo-KNN-Taliyaha ciidanka Illaada wadooyinka magalada Kismaayo Bashiir Xiis Qaliif   ayaa digniin u diray wadayaasha Gaadiidka aan heysan sharciga wado marista.  Taliyaha  ayaa waxa.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Boobka ka socda koofur Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo la kulma,dil,dhac iyo weeraro.

Read More
Somali News

Kuuriyada Waqooyi oo Qaramada Midoobe ka dalbatay in ay dhinto gar gaarka ay siiso.

Muqdisho-KNN-Kuuriyada Waqooyi aya sheegtay in Qaramada Midoobe looga baahan yahay in ay dhinto shaqalaheeda heerka caalami ee ka hawl gala dalkeeda. Kuuriyada Waqooyi.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {05-09-2019}=Suuratu Alxijri=Darsigii-04Aad-Q {316}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim:- Farsamada:-Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (05-09-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Baaritaano saakay ka socda Duleedka Afgooye

Afgooye-KNN-Ciidamada Xoogga ayaa saakay waxaa ay baaritaano ka wadaan duleedka Degmada Afgoooye ee Gobaolka Shabeellada Hoose. Howlgalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii xalay.

Read More
Somali News

Baarlamaanka UK oo ka hor yimid doorasho waqtigeeda laga soo hor mariyo.

Muqdisho-KNN-Labo maalin gudaheed Ra’iisul Wasaaraha dalka Britain ayaa guul daradii sadaaxd kala kulmay baarlamaanka dalkaasi kadib cod aglabiyad leh oo ay ku diideen.

Read More