Day: September 5, 2019
Somali News

Jubbaland oo guddi u xil saartay xariga wasiir Janan iyo xayiraada duulimaadyada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa manta oo khamiis ah waxaa uu  shir gudoomiyay kulanka golaha Xukuumada Jubbaland. Ugu horayn Waxaa.

Read More
Somali News

QM iyo Bankiga adduunka wafdi ka socda oo Muqdisho kusoo wajahan.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 12-ka bishan ay Muqdisho imaan doonaan wafdi.

Read More
Somali News

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Sheegay in Kenya ay qarka u saaran tahay inay ka baxdo kiiska Bada.

Muqdisho-KNN-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo  hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay.

Read More
Somali News

Ahlusuna oo dalbatay in la siiyo guddiga doorashada Galmudug iyo Khilaaf ka dhashay.

Dhuusamareeb-KNN-Kulan aan caadi aheyn ayaa waxaa xalay magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay R/Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Hoggaanka Ahlusuna. Ilo wareedyo ayaa.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in Somaliland iyo Al-shabaab ay isu baheysteen weerarka Sanaag.

Garoowe-KNN-Taliyaha Ciidamada Puntland  Yaasiin Cumar Dheere  oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Baran ee Gobalka Sanaag ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay duulaan.

Read More
Somali News

Banaanbax ka socda Cope Town ee dalka Kofur Afrika.

Cape Town-KNN-Banaanbax xoog leh ayaa maalintii labaad waxaa uu ka soconayaa Magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika, kaasi oo ay dhigayaan dadka.

Read More
Somali News

Wiil uu dhalay madaxwaynihii hore Mursi oo ku dhintay dalka Masar.

Muqdisho-KNN-Wiilka ugu yar ee uu dhalay madaxwaynihii hore ee dalka Masar Mohamed Morsi ayaa ku dhintay isbitaal ku yaalo caasimada dalkaasi ee Qaahira.

Read More
Somali News

Qarax ay dad ay ku dhinteen oo ka dhacay caasimada dalka Afghanistan.

Muqdisho-KNN-Qarax xoogan ayaa gil gilay caasimada dalka Afghanistan, iyadoona lasoo warinayo qasaaro xoogan oo ka dhashay weerarka oo ka dhacay meel u dhaw.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (05-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (05-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Abdi Risaaq.

Read More