Day: August 13, 2020
Somali News

Galmudug oo iclaamisay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo ay la socdeen  Ciidamada qeybta 21aad ayaa waxaa ay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {13-08-2020}=Suuratu Yaasiin Darsigii-05aad-Q{564}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (13-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Dalka New Zealand oo laga diiwaan galiyay kiisas cusub oo xanuunka Karona ah.

Wadanka New Zealand ayaa laga diiwaan galiyay illaa iyo 14 xaaladood oo ah kiisaska cusub ee xanuunka Covid-19 iyadoona magaalooyinka qaar dib loogu.

Read More
Somali News

Xiisadda u dhaxeysa Turkiga iyo Gariiga oo cirka isku shareertay

Xukuumadda Gariiga ayaa ugu baaqday Turkiga in uu dib ugala baxo Markab ka soo ambabaxay dekad ku taalla Turkiga kaasi oo sahan qodid.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (13-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in ay bilowdeen howlgal ka dhan Ah Al-Shabaab

Saraakiisha Ciidammada Ammaanka Puntland iyo Maamulka Gobalka Mudug ayaa ka hadlay howlgalada lagu xaqiijinayo amniga ee ka socda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka.

Read More
Somali News

Maxaa saakay ka cusub gobolka Mudug

Xaalad degga’naansho ah ayaa Saaka oo Khamiis ah laga soo sheegaya Degaanka Shabeellow oo ka tirsan Degmada Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug halkaas.

Read More
Somali News

Kulan hor dhac u ah arimaha doorashada oo maanta ka dhacaya Muqdisho

Guddiga Farsamada ee ka baaraan degida talooyinka la xiriira hannaanka arrimaha Doorashooyinka ee u xilsaaran dowladda Federaalka Somalia ayaa maanta lagu wadaa in.

Read More
Somali News

Waare oo xil ka qaadis iyo magacaabis Sameeyay.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka  Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii waxaa looga  qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Hirshabeelle.

Read More