Day: August 13, 2020
Somali News

Maxaa diirada lagu saaray shirka golaha wasiirada ee koofur galbeed?.

Baydhabo-KNN-Shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ay yeeshan ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey madaxweynaha maamulka Koofur  Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen)..

Read More
Somali News

Diyaar garow ku aadan shirka wejigiisa saddexaad oo ka socda Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Iyadoo 15 bishan  oo beegan maalinta sabtiga ah la filayo inuu shirka madaxda dowladda Federaalka soomaaliya iyo kuwa dowladd goboleedyada ay ku yeesheen.

Read More
Somali News

Daadad ku fatahay Kuuriyada Waqooyi oo laga cabsi qabo in ay wax yeeleeyaan warshahadaha soo saaro Niyukleerka.

Muqdisho-KNN-Sawiro lagu qaaday dayax-gacmeed ayaa muujiyay daadad xoogan oo ku fatahay Kuuriyada Waqooyi in ay wax yeelo ugeesan karaan warshadaha soo saaro hubka.

Read More
Somali News

Faransiiska oo awood milatari ugu hanjabay Turkiga

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay in Faransiiku uu sare u qaadi doono milatarigiisa ku sugan bariga biyaha Mediterranean’ka xilli ay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (13-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Axmed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (13-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (13-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Kaluumeysato u dhashay Hindiya oo laga deyriyay xaaladooda nololeed

Warar ay daabaceen warbaahinta hindiya ayaa waxaa lagu sheegay in Xaalada 8 kalluumeysato oo kasoo jeeda ismaamulka Tamil Nadu ee Hindiya kuna go’doonsan.

Read More
Somali News Uncategorized

Shiinaha oo soomaaliya ka taageeraya sidii loo caawin lahaa dadka saameyn ku yeeshay Daadadka

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa ugu deeqday $50000 dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ku yeesheen daadadku. Dhaqaalahan ayaa safaaradda Shiinaha ugu talo gashay.

Read More
Somali News

DFS oo ciidamadii ugu badnaa geysay Gedo.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dawlada federaalka Soomaaliya ay mar kale diyaarad sida ciidamo ku gaysay magaalada Doolow.

Read More