Day: August 22, 2020
Somali News

Markabka Ocean 11 oo ku soo xirtay dekedda Boosaaso

Waxaa maanta dekedda magaaladda Boosaaso soo gaaray markabkii shidaalka siday ee Ocean 11 ee horay ugu ciladoobay xeebta degmada Bareeda halkaasi oo uu.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (22-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay xabad joojinta Liibiya.

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay xabad joojinta ay ku dhawaaqday dowladda Liibya ee caalamku aqoonsan yahay ee fadhigeedu yahay magaalada Tripoli. War-saxaafadeed ka.

Read More
Somali News

Maxay tahay sababta uu isku casilay Xeerilaalihii maamulka Hirshabelle?

War qoraal ah oo ka soo baxay xeerilaaliyihii maamulka Hirshabelle Cabdullaahi Maxamud Gacal ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi Sababta uu shaqada.

Read More
Somali News

Booliska Caabudwaaq oo gacanta ku dhigay khamri iyo dadkii ka ganacsanayay

Ciidamada Booliiska degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada waxey ku soo qabteen maandooriyaha khamriga iyo.

Read More
Somali News

Ganacsatada Qaadka Kenya oo dalbaday in suuqyo cusub loo raadiyo Qaadka iyagoo ka niyad jabay Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa dowladdooda ugu baaqday inay suuqyo kuyaala qaaradda Afrika u raadiso ganacsiga Qaadka Miiroowga, si looga kaaftoomo baahida loo qabo.

Read More
Somali News

Madaxwaynaha Turkiga oo shaaciyay in dalkiisa laga helay gaas dabiici ah

Muqdisho-KNN-Markab kuwa qoda shidaalka oo uu turkigu leeyahay, ayaa shaaca ka qaaday in gaaska dabiiciga ah laga helay Badda Madow. Madaweyneha Turkiga Recep.

Read More
Somali News

Askar horey dil u gaystay oo xukun lagu riday

Muqdisho-KNN-Maxkamada ciidamada Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday eedeysanayaal horay dil  u geystay kuwaasi oo dhageysiga dacwadooda muddooyinkii dambe ay ka socotay maxkamadda..

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo lagu wado in uu ku dhawaaqo R/wasaare cusub

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu 48saac ee soo socota, uu ku dhawaaqo raysal wasaaraha cusub ee dalka, iyadoo.

Read More
Somali News

Israa’iil oo digniin u dirtay ururka Xamaas

Muqdisho-KNN-Hogaamiyayaasha Israa’iil ayaa uga digay kooxda Xamaas in xaaladda iska horimaad ee Qaza ay sii ballaaran doonto haddii aysan joojin gantaalada iyo buufimaha.

Read More