Day: August 22, 2020
Somali News

Booliiska Zimbabwe oo xabsiga dhigay hoggaamiyihii mucaaradka ee dalkaasi

Muqdisho-KNN-Ciidamada dalka  Zembabwe ayaa xabsiga u taxaabay hoggaamiyihii mucaaradaka  ee dalkaasi,  kaas oo ay baadi goob ugu jireen ilaa dabayaaqadii bishii July ee.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (22-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdicasiis.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (22-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Hoggaanka xisbiga Wadajir oo cadeeyay mowqifkooda ku aadan heshiiskii Dhuusamareeb 3.

Muqdisho-KNN-Xisbiga wadajir oo uu hoggaamiyo Siyaaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxa ay cadeeyeen mowqifkooda ku aadan shirka Dhuusamareeb-3 ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay caasimada.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (22-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdillahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {22-08-2020}=Suuratu Yaasiin Darsigii-11aad-Q{570}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka Mareykanka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha maamul gobaleedyada kala ah HirShabelle iyo Koofur Galbeed ay.

Read More
Somali News

Hay’adda Caafimaadka Dunida oo sheegtay in mudo labo sano ah looga hortagi karo Covid-19

Hay’adda Caafimaadka Dunida ee (WHO) ayaa sheegtay in ay rajo ka qabto in saf-marka Karona looga hor tagi karo mudo labo sano ah..

Read More
Somali News

Hoggaamiyiha mucaaradka Ruushka oo dhawaan lasumeeyay oo loo qaaday wadanka Jarmalka.

Hogaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa loo qaaday wadanka Jarmalka si halkaasi loogu soo daweeyo kadib markii lasheegay in dhawaantan lasumeeyay. Taageerayaashiisa ayaa.

Read More