Day: August 22, 2020
Somali News

Madaxwaynaha Turkiga oo shaaciyay in dalkiisa laga helay gaas dabiici ah

Markab kuwa qoda shidaalka oo uu turkigu leeyahay, ayaa shaaca ka qaaday in gaaska dabiiciga ah laga helay Badda Madow. Madaweyneha Turkiga Recep.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (22-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Puntland iyo jubbaland oo sheegay in aan lagu matalin shirkii Dhuusamareeb 3

Muqdisho-KNN-Dowladd goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa ka soo horjeestay qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb 3 oo shalay lagu soo gabagabeeyay caasimada dowlad.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo xalay madaafiic ku garaacay Beledweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay madaafiic ku weerareen Saldhiga Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Xaafada.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in dagaal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Taliska booliska gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa ka warbixiyay dagaal culus oo ay ciidamada Puntland la galeen Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay.

Read More