Day: August 28, 2020
Somali News

Masuul xilkii looga qaaday fidinta diinta Kirishtaanka

Hargeysa-KNN-Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa xilkii ka qaaday, Agaasimihii Waaxda Manaahijta ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland  Cabdillaahi Yaasiin Diiriye, kadib markii.

Read More
Somali News

Saraakiil ka tirsan ciidamada diafaca Kenya oo booqasho aan la shaacin ku tagay Jubbada Hoose

Muqdisho-KNN-Taliye sare oo ka tirsan ciidamada difaaca  Kenya oo lagu magacaabo  Walter Koipaton, ayaa booqasho ku tegay xirooyin ciidan oo ay ku suganyihiin,ciidamada.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (28-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Shamis.

Read More
Somali News

Duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe.

Diyaarado dagaal ayaa waxaa ay duqeymo la beegsadeen saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe. Duqeynta ayaa la sheegay.

Read More
Somali News

Trump oo digniin u diray Joe Biden

Madaxwayne Donald Trump ayaa aqbalay xulitaanka ay xisbigiisa Jamhuuriga u soo xuleen in uu uga qeyb galo tartanka madaxwaynanimada doorashada bisha November. Trump.

Read More
Somali News

Booliiska Mareykanka oo gacanta ku dhigay nin ay raadinayeen mudo 12 sano

Nin darawal taksi ahaa oo looga shakisanaa inuu dilay labo gabdhood oo uu dhalay ayaa la xiray ka dib markii muddo 12 sano.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (28-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Qoor qoor” waxaan diyaarinaynaa ciidamo ilaaliya xeebaha Galmudug”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay furay Kalfadhiga 2-aad ee Gollaha Wakiillada maamulka Galmudug. Xafladda furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka.

Read More
Somali News

Cabdi Xaashi oo Galmudug ka dalbaday in ay ka shaqeeyaan horumarka dowladnimada.

Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanbka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo xalay ka qeyb galay xaflada furitaanka kalfadhiga labaad ee baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa.

Read More
Somali News

Dowlad Goboleedyada Hirshabelle, Galmudug, iyo Koonfur Galbeed oo ka hadlay shirkii Garoowe

Madaxweynayaasha Saddexda Dowlad Goboleed ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, oo Shir ku yeeshay Khadka Taleefonka, ayaa soo dhoweeyay Go’aannadii ka soo baxay.

Read More