Day: June 15, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {15-06-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen Cali Guudlaawe iyo Safiirka Ingiriiska?.

Madaxweynaha Dowladd goboleedja Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate Foster. Kulankaan ayaa looga hadlayay.

Read More
Somali News

Sacuudiga oo haweenka u ogolaaday in ay xajka tagaan maxram la’aan.

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudiga ayaa shaacisay in haweenka dalkaasi ay isu diiwaangelin karaan xajka sanadkan iyagoo maxram la’aan ah. Haweenka loo ogolyahay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {15-06-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xamze Jaamac Xuseen:- Farsamadii:–Faarax.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (15-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (15-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi Iyo Cabdiqani.

Read More
Somali News

Turkiga oo war ka soo saaray qaraxii maanta ka dhacay Muqdsho

Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay Qaraxii maanta ka dhacay xerada Gen Dhaga badan ee ku taala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir..

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen R/wasaare Rooble iyo guddiga loo xil saaray maalmaha xorriyadda?.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada Munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda isagoo kula dardaarmay in ay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (15-06-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Xamze.

Read More
Somali News

RW Rooble oo kulan la qaatay safiirka Qatar.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble  ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal,.

Read More