Day: June 15, 2021
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qof isku soo xiray walxaha qaraxa uu isku dhex qarxiyay koox dhalinayro ah oo dooneysay inay.

Read More
Somali News

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka qof isku soo xeray waxyaabaha qarax ayaa goordhow isku qarxiyay xerada ciidanka ee Genaraal Dhega Badan Ex- warshadii Nacnaca.

Read More
Somali News

Golaha wadatashiga qaranka oo la filayo in ay tagaan Kismaayo

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Golaha Wadatashiga Qaran la filayo in saacadaha soo aadan ay tagaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose,.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {15-06-2021}= Suuratu {kaafirun} Darsigii 1aad-{753}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Jubbaland oo sheegtay in la diyaariyay ciidamo ilaaliya amniga ergooyinka soo xulaya Baarlamaanka

Wasiirka Amniga dawlad Goboleedka Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa sheegay in heegan buuxa la geliyay ciidamada ammaanka, si ay ugu hortagaan.

Read More
Somali News

Weerar ka dhacay Canada oo lagu dhaawacay haweenay Soomaali ah

Hooyo Soomaali ah ayaa ku dhaawacantay weerar gaadmo ah oo ka dhacay magaalada Edmonton ee Canada, waxaana weerarkan geystay qof aan la garaneyn.

Read More
Barnaamijyo Warka Subax

WARKA SUBAX 8:00 AM (15-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Deni oo maanta hortagaya baarlamaanka Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u furi doono Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Puntland. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo dacwad ka dhan ah Kenya u gudbisay golaha ammaanka ee Q.M

Safiirka Soomaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay.

Read More