Day: June 15, 2021
Somali News

Madaxweynaha Hirshabelle oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi. Kulankaan.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadkeen Axmed Madoobe iyo Wafdi ka socda Beesha caalamka?.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay u.

Read More
Somali News

Ciidamada DF oo xoog ku kala eryey banaanbax ay dhigaayeen bajaajleyda Muqdisho

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xoog ku kala eryay dhalinyarada ku shaqeysata mooto bajaajta kuwaas oo banaanbax ka dhigaayey magaalada Muqdisho. Dhalinyaradan ayaa ka.

Read More
Somali News

Heshiis la kala dhax dhigay beelo ku dagaalamay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan

Heshiis hordhac ah ayaa laga gaaray dagaal-beeleed beryihii u danbeeyay ku dhexmarayay labo beelood oo walaalo ah tuulooyin iyo degaanno hoostaga degmada Matabaan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (15-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Burhaan.

Read More
Somali News

Gen Odawaa oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxa maanta ka dhacay xerada ciidanka ee Generaal.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha (15- 06- 2021 )

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiraxmaan Axmed Gacal :- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (15-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in dagaal ka dhacay Hiiraan lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalada ka dhan ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada.

Read More
Somali News

Kulanka Baarlamaanka Puntland oo goordhow Furmay

Kulanka baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa goordhow ka furmay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa haatan khudbad ka.

Read More