Search Results for : Xareed cali xareed
Somali News

Xareed Cali Xareed oo xilka laga qaaday.

Cadaado-KNN- kadib kulan ay maanta Cadaado Ku yeesheen Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa ay xilka ka qaadeen Gudoomiye Ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed. Tirada xildhibaanada soo xaadirtay kulanka ayaa waxaa ay gaarayeen 48 xubnood, iyagoona dhamaan

Somali News

Cali Shacbaan oo ku guuleystay doorashada Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare

Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho oo ay ka socoto doorashada guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa goordhow lagu doortay Senator Cali Shacbaan Ibraahin kaas oo noqday Guddoomiyeku xigeenka 1-aad ee golahaas. Tartanka doorasho ee guddoomiye ku-xigeenka 1-aad

Somali News

Fanaanada Saynab Cali Baxsan oo maanta lagu aasayo Muqdisho.

Allaha u naxariisto waxaa maanta lagu wadaa in  magaalada Muqdisho lagu aaso  Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ahayd Fanaanad wayn oo aad looga yaqiin Gayiga Soomaaliya. Aaska fanaanada ayaa waxaa ka qeyb galaya golaha abwaanada soomaaliyeed, fanaaniin iyo masuuliyiin ka

Somali News

Xildhibaanada Galmudug oo ka Doodaya Mooshinka Gudoomiye Cali Gacal

Dhuusa Mareeb-KNN-Waxaa Weli magaalada Dhuusa Mareeb ka soconaya shirka Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug,iyadoona kulanka ay maanta soo xaadireen xildhibaano tiradooda gaaraysa 137 xubnood. Xildhibaanada ayaa hada ka doodaya mooshinka ay ka gudbiyeen Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir Saacadaha Soo

Somali News

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ee garabka Xaaf oo lagu doortay Gaalkacyo

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee garabka Madaxweyne Xaaf ayaa maanta waxaa ay doorteen Guddoomiyaha cusub ee  baarlamaanka maamulkaasi, kadib doorasho ka dhacda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Xareed Cali Xareed ayaa waxaa loo doortay Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Sidoo kale Xildhibaanada

Faalooyin Somali News

Ma Dumay maamulkii Galmudug?

Muqdisho-KNN-Maamulka Galmudug waxaa la dhisay horraantii 2015 kii kadib hanaan dhowr bilood qaatay oo ay hormuud ka ahayd Dowladda Faderalka ah ee Soomaaliya, ugu dambeyn 4-July 2015 ayaa magaaladda Cadaalo waxaa lagu doortay Madaxweynihii u horreeyay oo ahaa Cabdi kariin

Somali News

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Xilka laga qaaday.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud  ayaa waxaa  ay xilka ka qaadeen Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka  Galmudug Xareed Cali Xareed oo

Somali News

Deg deg:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo goordhow Mooshin laga gudbiyay.

Dhuusa Mareeb-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalada dhuusa mareeb ayaa sheegaya in Maanta xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay mooshin ka keeneen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi  Carabey,islamarkaana ay u gudbiyeen Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka galmudug Xareed Cali

Somali News

War deg deg;- Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Goordhow Xilka laga qaaday.

Dhuusa Mareeb-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalad Dhuusa Mareeb ayaa sheegaya in goordhow xilka laga qaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka galmudug,kadib markii kulan ay isugu yimaadan Xubnaha ka tirsan Baarlamaanka. Tirada Maanta soo xaadirtay kulanka  ayaa waxaa lagu sheegay in ay gaarayeen 147 mudane,iyadoona

Somali News

Aqalka sare oo xalinaya khilaafka u dhexeeya Dowlada dhexe iyo M/Gobaleedyada.

Muqdisho-KNN-Gudiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo  maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay kaga hadleen Khilaafka Siyaasadeed ee xiligan u dhexeeya Madaxda Maamul gobaleedyada iyo Dowlada dhexe ee Soomaaliya. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Gudoomiyaha Aqalka